Dhagayso:-Ra’iisul wasaare Khayre  oo ka hadlay waxa uu kala noqon doono Puntland 

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo khubad Taariikhi ah ka jeediyay Xafladii xalay lagu xusay  sanad guurad labaatanad  ee ka soo wareegta aas aaskii Puntland ayaa waxa uu ka hadlay sida loogu soo dhaweeyay Puntland waxa uu sheegay in dhamaan shacabweynaha Puntland ay yihiin Dad wada dhalinyara ah sidoo kale waxa uu sheegay in shacabka Puntland ay yihiin shacab ubisil Dowladanimada iyo sidii Soomaaliya cagaheeda ay ugu istaagi laheed.

Xasan Cali khayre ayaa sheegay in Puntland sida loogu soo dhaweeyaya aysan jirin Meel loogu soo dhaweeyay waxa uu sheegay in Puntland oo kala laaban doono Farxad iyo Masuulidweyn oo kala kulmay Shacabweynaha Puntland iyo Madaxdooda

Hoos ka Dhagayso 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply