Dhageyso:-Barnamij Gaar ah oo aanu ku eegidoono Qaabkii ay udhacday Dhagax-dhiga Dekada Garacad.

Radio Gaalkacyo:-Kulanti wacan Dhageystayaal ku so dhawaada Barnaamij Gaar ah oo aanu ku eegidoono Qaabkii ay udhacday Dhagax-dhiga Dekada Deegaan Xeebeedka Garacad Ee Gobolka Mudug iyadoona uu Dhagax-dhigay Madaxweynaha Dawada puntland c/wali maxamed cali (Gaas).

Barnaamijka waxa idinla socodsiin doona Wariye Axmed Jaamac Caano-Cadeeye.

 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply