Raiisulwasaare Kheyre oo Gaaray Garowe

Raiisulwasaare Xasan Cali Kheyre iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa Gaaray Magaalaga Garowe ee Caasimada dowlada Puntland.

Wefdiga ra’iisul wasaaraha ayaa goor dhow loo soo gelbinaya dhinaca magaalada waxaana maanta Garoowe buuxiyay dadweyne ku lebisan calamada Puntland iyo Soomaaliya oo wata boorar lagu xardhay sawirka ra’iisul wasaare Khayre.

Fillo Goordhow warbixin iyo sawiro kusaabsan Safarka Raiisulwasaaraha ee Puntland.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply