Dhageyso:-Wariye ka tirsanaa idaacada Walaweyn oo Gurigiisa lagala baxay.

Radio Gaalkacyo:-Wariye Ismaaciil Yuusuf(fantastic) oo ah Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha Radio Walaweyn ayaa saakay waxaa tegay hooygiisa Ciidamo loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin kuwa dowladda,iyaga oo  watay.

Agaasimaha Radio Walaweyn Ismaaciil Mire oo la hadlay  Radio Gaalkacyo ayaa  sheegay inysan  si rasmi ah  u xaqiijin karin halka ay ka yimaadeen ciidamada gurigiisa kala baxay Wariyaha balse ay xiriir la sameeyeen saraakiisha ku sugan Xerada Balli-doogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Hoos ka Dhageyso codka.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply