Sawiro;- Qarax ka dhaxay meelan ka fogeyn safaarada Mareykanka ee Bejing.

Radio Galkacyo;-Qaraxyo xoogan ayaa ka dhacay maanta mel u dhow Safaarada dalka Mareynka ee magaalada Bejing sida ay shaacisey warbaahinta Dalka Shiinaha.

Wakaalada Wararka ee AFP, ayaa sheegtay in Qaruxu ka dhacay meel u dhow wadada laga galo Safaarada uu Mareykanku ku leeyahay Magaalada Bejing ee Dalka Shiinaha.

Booliska dalkaas Shiinaha  oo gaaray goobta qaraxu ka dhacay ayaa baaritaano ka wada halkaas,waxaana warar horu dhaca sheegayaan in dad la tuhunsanyahay loo qabtey qaraxaas.

SAWIRO;

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply