Wareysiyo

Dhageyso:-Puntland oo ka jawaabtay hadal si khaldan loo fasiratay kaasi oo ka soo yeeray madaxweynaha puntland.

Dhagyeso:-Wasiirka wasarada warfaafinta puntland Cadi Xirsi Cali(Qarjab) oo maanta shirjaraa’id ku qabtay gudaha magaalada garawe ee caasimaha dawlada puntland ayaa ka hadlay hadal maalmahaan laysla dhexmarayey baraha bulshada kaasi oo ku aadana muqaal laga soo jaray madaxweynaha puntland oo khudad ka jeedinayey degmada Badhan ee gobolka sanaag halaasi oo booqasho uu ku joogay maalmihii la soo dhaafay. hadalka madaxweynaha puntald ...

Read More »

Dhageyso:-siyaasiyiin horay xilal uga soo qabtay maamulka jubbland oo dhaliil ujeediyey maamulkaaasi.

Radio Gaalkacyo:-Afhayeenkii hore ee maaulka Jubbaland Cabdi Naasir Seeraar ayaa ka hadlay dhibaatooyin uu sheegay in ay ka jiraan deegaanada uu ka arimiyo maamulka Jubbaland,isla markaana ay masuul ka yihiin Madaxda Maamulkaasi. Waxa uu sheegay in tacadi iyo caburin siyaasadeed lagu haayo dadka ku nool deegaanada Maamulka Jubbaland sigaar ah Magalada Kismaayo,isla markaana ay mas’uul ka yihiin Madaxda Maamulkaas. Hoos ...

Read More »

Dhageyso:-Madal looga hadlay midnimada iyo iskaashiga dhalinyarada Degmada Galdogob oo lagu qabtay Degmadaasi.

Radio Gaalkacyo:-Degmada Galdogob ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayey  midnimo iyo iskaashi dhaxmarta dhalinyarada kunool Degmada Galdogob waxaa kulankaasi ka qayb Galay Mamalka Degmada Waxagarad dhaliyaro haween iyo Culuma udiinka Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug. kulanka  ayaa inta uu socday ayaa waxaa looga hadlay taageerida hiigsiga waxa qabad ee dhow iyo kan fog ay leeyihiin dhalinyarada Degmada Galdogob. Gudoomiyaha ...

Read More »

Canada oo ka hadashay sida loo maamulo dhaqaalaha ay siiso Soomaaliya

Wasiirka Socdaalka dalka Canada Axmed Xuseen oo ah nin Soomaali ah ayaa waxa uu sheegay in lacago fara badan sanad kasta Canada ay ugu deeqdo Soomaaliya. Wuxuu sheegay lacagahaasi inay ku kalsoon yihiin sida loo maamulo, wuxuu tilmaamay shirkii ka dhacay Brussels inay xoojiyeen dhaqaalaha ay ugu deeqeen Soomaaliya. Wasiir Axmed Xuseen ayaa sheegay in Canada ay shirkaasi ka aheyd ...

Read More »

Dhageyso:-Baarlamaanka Puntland oo shaaciyey xiliga ay dhacayso Doorada Puntland.

Radio Gaalkacyo:-Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta wax ay kulan ku yeesheen Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal,waxa ay uga hadleen doorashada ku soo fool leh maamulkaas,maadaama waqtigiisa xilheynta uu  dhamaaday madaxweyne Cabduweli maxamed Cali Gaas. Xildhibaanada ayaa waxa ay Go’aamiyeen xilliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Puntland,iyaga oo isku raacay in Doorashada Puntland ay dhacdo 8-da January ee Sanada ...

Read More »

Dhagayso:- Halkee lagu qaban Koobka M/goboleedyada Soomaaliya goormaase laqaban?

Koobka maamul goboleedyada dalkeena Soomaaliya ayaa lasheegay in laqaban doono bisha December ee sanadkaan 2018 iayadoonaa aan wali lashaacin meesha lagu qaban doono ayaa hadana wasiirada ciyaaraha Maamul goboleedyada iyo Federaalakab waxay isla garteen in Magaalada Gaalakacyo lagu qabto. Wasiirka wasaarada Shaqada,Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlada Puntland Cabdiraxmaan habarwaa ayaa sheegay  hadii Garoonka Cawaale Stadium lagu dhiso waqti kooban in lagu ...

Read More »

Dhageyso:-Dil ka dhacay degaan hoostaga Degmada Bursaalax .

Radio Gaalkacyo:-Gudoomiyaha degmada Bursaalax ee gobolka Mudug Maxamed Saleebaan Diiriye oo waraysi siinayey radio gaalkacyo aya ka hadlay nin shacab ah oo lagu dilay degaanka kalabayr oo hoostaga degmada bursaalax ee gobolka mudug kaasi oo dhawaan uu ay ku dagaalmeen labo beelood oo walaalo ah. Gudoomiyaha ayaa sheegay in ninkani dilka loogu gaystay baadiyaha degaanka kala bayr isagoona sheegay inuu ...

Read More »

Dhageyso:-Digniin loo diray dadka iska leh Guryaha ku dhow Garoonka kubbada cagta ee Cawaale Gaalkacyo.

Radio Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Dhalinyarada iyo cayaaraha gobolka Mudug Maxamed Muuse Salwe oo soo booqday radio gaalkacyo ayaa digniin udiray dhismayaasha dadka shacabka ah ee ku dhaw dhaw garoonka kubadda cawaalae madaama oo u dhawaan bilaabanyo dhismaha garoonka kubada cagta isagoona sheegay in ay cagaf galindoonaan marka uu bilawdo dhisamaha garooku. Gudoomiyaha ayaa sheegay inay 3maalin ka hor utageen dadka shacabka iyo ...

Read More »

Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Gaalkacyo.

Radio Gaalkacyo:-Kulanti wacan dhamaantiin dhagaystayaal kusoo dhawadda Warkii Duhurnimo ee Radio Gaalkacyo Puntland Soomaaliya. Waa Maalinimo Sabti ah  Taariikhduna ay ku beegantahay 11-Aug-2018. Warka Duhurnimo Waxaa  halkan  idinkala socodsiinaya wariye Axmed Jaamac Caano-Cadeeye. Hoos ka Dhagayso WarkaDuhurnimo ee Radio Gaalkacyo.

Read More »