Wararka

Deni oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee Puntland

Garoowe (Radio Gaalkacyo):- Waxaa soo idlaatay wareegi 3aad ee doorashada Madaxtinimada Dawladda Puntland, waxaana codadki la tiriyay ku guuleystay Siciid Cabdulaahi Deni. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka adkaaday musharaxii ay wareega 3aad isla soo gaareen ee Asad Cismaan, wuxuuna Deni helay 35  halka Generaal Asad Cusmaan Cabdullaahi uu helay 31 cod, waxaana sidaas Madaxweynaha Puntland ku noqday Siciid Cabdulaahi Deni.

Read More »

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed maxamed Islaam oo gaaray Degmada Afmadow (SAWIRRO)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo aayaa goordhow gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha ayaa safar uu uga gol leeyahay abaabulka iyo dardar galinta howlgalka xoraynta Gobolka Jubbada Dhexe waxaa uu ugu yimid Ciidamada Dowlada ee ku sugan Afmadow iyo deeganada ku xeeran si uu u dhiri galiyo ulana qaybsado duruufta ay ku shaqaynayaan. ...

Read More »