Cayaaraha

Sawirro:- Dhismaha Garoonka Cawaale Stadium oo ladhagaxdhigay

Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug maanta laga dhagaxdhigay dhismaha Garoonka kubada cagta Cawaale Stadium ee magaaladatan Gaalkacyo waxaana munaasbada dhagaxdhiga joogay isla markaasna garoonka dhagaxdhigay Wasiirka wasaarada Shaqada,Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlada Puntland, maamulka gobolka Mudug, maamulka degmada Gaalkacyo, Bahda Ciyaaraha gobolka iyo marti sharafkale. Munaasabada waxaa hadalo kala duwan kajeediyay martidii kasoo qeybgahsya iyagoona wax lagu farxo kutilmaamay ...

Read More »

Warbixin:- Koobka Aduunka iyo Kulanka Finalka France Vs Croatia

Dalka Russia waxaa mudo bil ah kasocda Koobka Aduunka 2018 kaas oo caawa lasoo gaba gabeyn doono dhamaan xulalkii martida ku ahaa maba taageerayashii daawan jirayna ay macsalameyn doonaan dhulka Russia. Kulanka Kama dambeysta waxaa caawa isku wajihi doona France Vs Croatia iyagoona wareega Afar dhamaadka kaga soo gudbay Germany iyo England. Madaxwanaha France Emmanuel Macron ayaa Casuumaad gaar ah u ...

Read More »

(Sawirro) Garoonka Cawaale Stadium oo wali uu ka socdo Horyaalka kooxaha heerka koowaad ee G.Mudug.

Garoonka kubada cagta Cawaale stadium ee magaalada Gaalkacyo waxaa galabta lagu soo gaba gabeeyay wareegii koowaad ee koobka kooxaha heerka koowaad ee gobolka Mudug gaar ahaan degmada Gaalacyo iyadoona lagu soo gaba gabeeyay kooxaha Yamayska iyo Shaanbalaas. Ciyaartii u dhexsay Yameyska iyo Shaanbalaay ayaa waxay labada koxoodba ku talo jireen inay midba mida kale ka guuleysato si ay u hesho ...

Read More »

Guud ahaan Kulamada Caawa laga ciyaarayo Horyaalada Qaarada Europe iyo Wakhtiyada ay soo dhacayaan..

Cabdullaahi Yare Radio Gaalkacyo: BOOQO KHAANADA CIYAARAHA SI AAD UGA HESHID XOGO BADAN OO KHUSEEYA KUBADDA CAGTA QAARADAHA KALA DUWAN IYO SOOMAALIYABA MAR KASTANA DHAGYSTE, AKHRISTE NALA JOOG…..   England :  5:30       Burnley                             ? – ?                             Everton 18:00     Leicester City                   ? – ?             AFC ...

Read More »

Hordhac: Liverpool Vs Newcastle – Reds Oo Dagaal Xoogan U Gali Doonta Saddexda Dhibcood Sida Ay newcastle uga heli lahayd.

Caawa waxaa garoonka Anfield lagu ciyaari doonaa kulan aad xiiso badan, kadib markii ay Newcastle United ay u martiso dhigeeda Liverpool uu horkacayo macalinka reer Germany ee Jürgen Klopp kulan ka tirsan kulamada 29-aad horyaalka dalka England. Reds ayaa kulankan soo gali doonta iyadoo isha ku heysa saddexda dhibcood si ay u ilaashato booskeeda kaalinta saddexaad oo ay sidoo kale ...

Read More »

Hordhac: Real Madrid Vs Getafe- Los Blancos Oo Doonaysa In Ay Ka Soo Kabsato Guuldaradii ay Espanyol biday kahor Kulanka PSG Ee UCL.

Cabdullaahi Yare Radio Gaalkacyo: Real Madrid ayaa caawa garoonkeeda Santiago Bernabéu kulan xiiso badan kula qaadan doonta kooxda Getafe oo kaalinta 10-aad kaga jirta dhanka kala sareynta horyaalka La Liga dalka Spain, si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan kulamada 27-aad ee xili ciyaareedkan. Zinedine Zidane iyo wiilashiisa Los Blancos ayaa waxay doonayaan in kulankan ay guul ka gaadhaan si ...

Read More »

waa kuma garsooraha dhex-dhexaadin doona kulan-ka beri ee Barcelona iyo Atletico Madrid ?

Cabdullaahi Yare Radio Gaalkacyo: Wargayska Sport ayaa tilmaamay in halis wayni ay ku xeeran tahay kulanka lagu tilmaamay finalka go’aamin doona horyaalka La Liga ee Barcelona iyo Atletico Madrid kadib markii la xaqiijiyay in garsoore Gil Manzano uu kulankan dhex dhexaadin doono. Garsoore Gil Manzano oo loo doortay kulanka Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa shaqada horyaalka La Liga bilaabay isaga oo ...

Read More »

Paul Merson Oo Saadaaliyay Kulamada Premier League, Muxuu Ka Yidhi Man City v Chelsea?

  Cabdullaahi Yare Radio Gaalkacyo: Khabiirka Sky Sports ee Paul Merson ahna mid kamida sadaaliyasha kubada cagta ayaa waxa uu sadaal ka dhiibtay kulmada horyaalka Premier League ee la ciyaari doono. Paul Merson ayaa inta badan saxa saadaasha uu ka sameeyo kulamada Premier League taas oo keentay in saadaashiisu noqoto mid joogto ah xili ciyaareedka oo dhan. Horyaalka Premier League ayaa ...

Read More »

Horudhaca: kulanka adag ee chelsea vs manchester city…..

Cabdullaahi Yare Radio Gaalkacyo:Dareenka kubbada cagta aduunka ayaa markale ku soo jeedsan doona Etihad Stadium halkaas oo ay Manchester City ku soo dhawaynayso kooxda xili ciyaareedkii hore koobka Premier League ku soo guulaysatay ee Chelsea. Kooxda Antonio Conte ee Blues ayaa kulankan iskeenaysa iyada oo si wayn ugu baahan in ay guul soo gaadho si ay sare ugu soo qaado ...

Read More »

Kadib Goolashii Messi Ee Osasuna – Maxaa Iska Badalay Kala Sareynta Gooldhalinta La Liga Ee Abaalmarinta Pichichi

Horyaalka La Liga ayaa maraya meelahii ugu xiisaha badnaa waxaana dhiman kaliya 4-kulan inkastoo kooxaha qaar ay heystaan shan kulan madama kulamo ay u baaqsadeen. Balaugrana ayaa si sharci ah ku hogaamineysa La Liga iyadoo Madrid ay kulan baaqi ah gacanta ku heysato, balse abaalmarinta Pichichi Trophy oo ay si qaas ah ugu dagaalamaan ciyaartoyda ayaa isna u muuqda mid ...

Read More »