Bandhigga Buugaa Soomaaliyeed (Garoowe International Book Fair)

Waxaan maata Daah furmay carwada bandhigga buugaata Soomaaliyeen, waxaana carwada lagusoo bandhigay buugaag isugu jirta Luuqadaha soomaaliga iyo luuqado kale, sida Ingiriisi iyo Carabiga.

Bandhigaan waxaa ka qayb qaadanaya shirkado kala gasisan oo ay ka mid yihiin, scansom, Xarunta Awjaamac iyo shirkadda somtel.

Lasoco Sawirro.