Author Archives: Ahmed Jama

xoghayaha joogtada ah ee wasaarada Ganacsiga Soomaaliya oo la magacaabay.

Radio Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta Magacaabay Xogahaye Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda  waxa uu u magacaabay mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ka dib markii uu dhintay masuulkii xilkaasi haayay oo lagu Magacaabi jiray Abuukar Daahiye, isagoona  ku dhintay Qaraxii Soobe 14-kii October.

Read More »

Toogasho ka dhacay magaalada Boosaaso ee Xarunta dhaqaalaha puntland.

Radio Gaalkacyo:-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga puntland ayaa sheegaya in dabalay hubaysan ay toogasho ku dileen askari ka tirsan ciidamada madaxtooyada  puntland halka mid kale iyo labo qof oo shacab ahna  ay ku dhaawacmeen. Wararka ayaa sheegaya in falkani  markii uu dhacay  uu booqasho ku joogay madaxweynaha puntland xarunta dawlada hoose Ee Degmada boosaaso. madaxweynaha puntland ayaa ...

Read More »

Dawlada soomaaliya oo shaqadii ka joojisay xoghayihii wasaarada batroolka.

Radio Gaalkacyo:-Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomalaiya Cabdi Rashiid Maxamed Axmed ayaa Wareegto uu soo saarey waxa uu Shaqadii uga joojiyey Xoghayaha Joogtada ee Wasiirada. Xoghayaha oo lagu Magacaabo Jamaal Qaasim Mursal ayaa waxa Shaqa ka joojintiisa lagu sheegay inay ku timid eedeymo dhowr ah oo loo jeediyey. Wareegatda Wasiirka oo ku taariikheysan 22-ka Bishaan ayaa waxa xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda ...

Read More »

Dhageyso:-Puntland oo ka jawaabtay hadal si khaldan loo fasiratay kaasi oo ka soo yeeray madaxweynaha puntland.

Dhagyeso:-Wasiirka wasarada warfaafinta puntland Cadi Xirsi Cali(Qarjab) oo maanta shirjaraa’id ku qabtay gudaha magaalada garawe ee caasimaha dawlada puntland ayaa ka hadlay hadal maalmahaan laysla dhexmarayey baraha bulshada kaasi oo ku aadana muqaal laga soo jaray madaxweynaha puntland oo khudad ka jeedinayey degmada Badhan ee gobolka sanaag halaasi oo booqasho uu ku joogay maalmihii la soo dhaafay. hadalka madaxweynaha puntald ...

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Xalinta Dhacdadii geerida Suldaan Xasan Cali Jibriil.

Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 22 Sep 2018 magcaabay Guddiga Xalinta Dhacdadii geerida Suldaan Xasan Cali Jibriil.   Xeer Madaxweyne Lr.199 ee  Sep 22, 2018,  kuna saabsan Xalinta Dhacdadii geerida Suldaan Xasan Cali Jibriil.    Madaxweynuhu Markuu Arkay:               Dastuurka Dowladda Puntland   Markuu la Tashaday:                     Isimadda iyo Wargaradka Gobolka Sanaag Markuu Garwaaqsaday:                          In ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo shir degdeg ah isugu yeeray madaxda Maamulka Galmudug

  Muqdisho, Sebtembar 22, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee kasoo cusboonaaday deegaannadaas. Madaxweynuhu waxa uu si dhaw ula socdaa khilaafaadka siyaasadeed ee haatan ka dhex jira madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug, waxa uuna ka walaacsanyahay isku dhacyada qaar kamid ah beelaha deggan ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii Tanzania

Radiogaalkacyo:- War qoraal ah oo ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa Tacsi  garabgal ah loogu diray Xukuumadda iyo Shacabka dowladda Tanzania oo musiibo ku dhacday. Warkan qoraalka ah ee ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS ayaa u qornaa sidan:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay tacsi u direysaa Xukuumadda iyo Shacabka saaxiibka ah ee Tanzania kadib markii doonida magaceedu ...

Read More »

Madaxwenaha Puntland oo Khudbad dhiiri galin ah u Jeediyey Ardayda Jaamacadda Maakhir Badhan.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 21 Sep 2018 khubad dheer oo muhiim ah u jeediyey ardayda Jaamacadda Maakhir ee xarunta gobolka Sanaag. Munaasibadda oo ka qabsoontay Jaamacadda Maakhir ayaa waxa Madaxweynaha ku wehelinayey masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda Puntland, maamulka gobolka Sanaag, kan degmada Badhan, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada dowladda Puntland, aqoonyahano, cuqaal, isimo iyo ...

Read More »

Beesha Aadn Siciid oo Qado-sharaf u sameysay Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Beesha Aadan Siciid oo ah mid kamida beelaha dega Gobolka Sanaag ayaa maanta oo taariikhdu tahay 21 Sep 2018 waxay marti qaad u sameeyeen Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii balaadhan ee uu hogaaminayo. Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa waxaa martiqaadka kala qayb galay, Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi, Suldaan Siciid Suldaan Cabdislaam Suldaan Maxamuud ...

Read More »