Guddiga doorashada Madaxweynaha Puntland & Kuxigeenkiisa oo la magacaabay

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed ayaa magacabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Ka kooban 7 Xildhibaan.

1) Xildhibaan. Cali Axmed Saalax Gudoomiye
2) Xildhibaan. Cabdiraxmaan Diiriye Carab
3) Xildhibaan. Cabdirasaaq Xasan Ciise
4) Xildhibaan. Xaamud Ismaaciil Xirsi (Abshir)
5) Xildhibaan. Cawil Xasan Daad
6) Xildhibaan. Xuseen Axmed Nuur
7) Xildhibaan. Maxamed Faarax Mire

NB/: Gudiga Doorashada Madaxweynaha Iyo Madaxweyne ku xigeenka waxaa kaalinaya ku simaha Xoghayaha Guud CABDIRASAAQ XIDIG WARSAME iyo CABDIQAADIR CABDIRAXMAAN MAXAMED (CADNAAN) xoghayaha Gudiga.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply