DHAGEYSO:- Guddigii Ganacsatada Gobolka Bakool oo iscasilay

Xudur (Radio Gaalkacyo):- Waxaa xilkii ay hayeen iska casilay Guddigii Ganacsatada Gobolka Bakool kadib markii ay soo wajaheen duruufo adag oo aysan xilligan shaqada kusii wadi karin.

Xubnaha Guddiga Ganacsatada ayaa warbaahinta kula hadlay gudaha Magaalada Xudur iyagoona sababeeyay iscasilaadooda.

DHAGEYSO.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply