Akhriso Magacyada Guddiga doorashada Guddoonka Golaha Baarlamaanka Puntland oo la Magacaabay

Garowe (Radio Gaalkacyo):- Gudoomiyaha kumeel gaarka ah ee Golaha Baarlamaanka Puntland Mudane Yaasiin Xuseen Xaaji ayaa magacaabay xubnaha Guddiga ka shaqeynaya doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ee shanta sano ee soo socota.

Xubnaha Guddiga doorashada ayaa ka kooban 7 xubnood kuwaasi oo ka shaqeynaya doorashada Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland.

Hoos ka akhriso magacyada Guddiga. 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply