Akhriso Liiska Xildhibaanada cusub ee Golaha Baarlamaanka Puntland

Garowe (Radio Gaalkacyo) :- Guddiga Xalinta Khilaafaadka Golaha Baarlamaanka Dawladda Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay Liiska cusub ee Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland.

66 Xildhibaan ayay Guddiga ku dhawaaqeen, 49 ka mid ah Xildhibaanada ayaa ah kuwa cusub halka 17 Xildhibaan ay yihiin kuwa horey uga tirsanaa baarlamaanki wakhtigiisu dhamaaday.

Hoos ka akhriso Liiska oo dhameystiran.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply