Dhagayso:- Ehelada Marxuumkii lagu gubay Muqdisho oo Dowlada ka dalbaday Cadaalad

Qaar ka mid ah Eheladda Marxuumkii dhawaan lagu dilay Muqdisho ka dibna la gubay ayaa dowladda Soomaaliya ay ka dalbaday in Caddaaladda la horkeeno Cidii ka dambeysay dilka Marxuumka.

Hoos ka dhagayso Warbixin Faysal Cabdulaahi 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply