Dhageyso:-siyaasiyiin horay xilal uga soo qabtay maamulka jubbland oo dhaliil ujeediyey maamulkaaasi.

Radio Gaalkacyo:-Afhayeenkii hore ee maaulka Jubbaland Cabdi Naasir Seeraar ayaa ka hadlay dhibaatooyin uu sheegay in ay ka jiraan deegaanada uu ka arimiyo maamulka Jubbaland,isla markaana ay masuul ka yihiin Madaxda Maamulkaasi.

Waxa uu sheegay in tacadi iyo caburin siyaasadeed lagu haayo dadka ku nool deegaanada Maamulka Jubbaland sigaar ah Magalada Kismaayo,isla markaana ay mas’uul ka yihiin Madaxda Maamulkaas.

Hoos ka Dhageyso Codka.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply