Dhageyso:-Madal looga hadlay midnimada iyo iskaashiga dhalinyarada Degmada Galdogob oo lagu qabtay Degmadaasi.

Radio Gaalkacyo:-Degmada Galdogob ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayey  midnimo iyo iskaashi dhaxmarta dhalinyarada kunool Degmada Galdogob waxaa kulankaasi ka qayb Galay Mamalka Degmada Waxagarad dhaliyaro haween iyo Culuma udiinka Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.
kulanka  ayaa inta uu socday ayaa waxaa looga hadlay taageerida hiigsiga waxa qabad ee dhow iyo kan fog ay leeyihiin dhalinyarada Degmada Galdogob.
Gudoomiyaha ururka Hormarinta Degmada Galdogob Maxamed Jamac ayaa waxa uu ku hadlay muuhimada kulankaan iyo baahida keentay in xiligaan la qabto kulan lagu mideenayo dhalainyarada kunool degmada Galdogob.

Hoos ka Dhageyso codka.

 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply