Dhagayso:- Radio Gaalkacyo iyo Marxaladihii ay soo martay Mudadii 25sano ee ay jirtay

Radio Gaalkacyo Puntland Soomaaliya waxaa la’aas aasay 18 bishii August 1993 iyadoona xilligaan 25sano jirsatay hadaba waxay soo martay marxalado kala duwan waxaana noo sharaxaya Burhaan Maxamed Cabdi oo kamid ahaa Aas asayaashii Radio Gaalkacyo Puntland Soomaaliya.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply