Dhagayso:- Halkee lagu qaban Koobka M/goboleedyada Soomaaliya goormaase laqaban?

Koobka maamul goboleedyada dalkeena Soomaaliya ayaa lasheegay in laqaban doono bisha December ee sanadkaan 2018 iayadoonaa aan wali lashaacin meesha lagu qaban doono ayaa hadana wasiirada ciyaaraha Maamul goboleedyada iyo Federaalakab waxay isla garteen in Magaalada Gaalakacyo lagu qabto.

Wasiirka wasaarada Shaqada,Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlada Puntland Cabdiraxmaan habarwaa ayaa sheegay  hadii Garoonka Cawaale Stadium lagu dhiso waqti kooban in lagu qabndoono koobka maamul goboleedyada dalkeena Soomaaliya.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply