Dhagayso:- Waxgaradka gobolka Baay oo kahadlay Hanjabaad dhowaan loojeediyay

Odoyaasha iyo waxgaradka ku dhaqan gobolka Baay ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay kaga hadleen hadal dhowaan kasoo yeeray xildhibaano katirsan maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya iyo odoyaal dhaqameed kaas oo ahaa in markale ladooran doono Maxweynaha haatan haya talada Koofur Galbeed Shariif Xasan lana dili doono cidii kasoo horjeesata go’aankaas waa sida ay hadalka udhigeene.

Waxay sheegeen inay xor uyihiin go’aan kagaarista cida qabanaysa talada Koofur Galbeed xilka madaxweynaha uusan hal Shaqsi iska haysan doonin.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply