Dhagayso:- Shacabka Muqdisho Maxay ka yiraahdeen Khilaafka Canada iyo Sacuudiga?

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimada dalkeena Soomaliya ayaa waxay kahadleen war-saxaafadeed ay dhowaan soo saartay dowlada federaalka Soomaaliya taasi oo ku’aadan inay Sacuudiga lasafatay kadib markii Sacuudiga iyo Canada ay isku qabteen arimo Siyaasadeed.

Waxay sheegeen in xilligaan aysan ku haboonayn in Soomaaliya ay lakal safato dalal isku haya arimo Siyaasadeed iyadoona uu dalkeena yahay mid kujira kasoo kabasho xaalad Bur bur.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply