Dhageyso:-Khilaaf soo kala dhex galay Golaha Qareenada Puntland.

Radio Gaalkacyo:-Xubno ka mida golaha Qareenada Puntland oo Garowe shir Jaraa,id ku qabtay ayaa ka hadlay khilaaf ka dhextaagan golaha Qareenada Puntland , Waxaana ay tilmaameen inaysan jirin oo sax ahayn doorashada Madaxda Ururka Qareenada Puntland.

Gudigii hore ee doorashada Qareenada iyo Xubno kale ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay ururka qareenada puntland .

Hoos ka Dhageyso codadka shirka jaraa’id.

 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply