Dhagayso:-Goormaa labilaabayaa Dib udhiska Garoonka kubada cagta Cawaale Stadium

Gudiga dib udhiska garoonka kubada cagta Cawaale Stadium ayaa kulan laqaatay gudoomiyaasha xaafadaha magaalada Gaalkacyo iyagoona kala hadlayay Sidii ay ooga qeyb qadan lahaayeen dhismaha Garoonka oo maalinta sabtida la daahfuri doono duminta garoonka maadama laag dhigayo garoon casri ah.

Xoghayaha gudiga dib udhiska garoonka kubada cagta Cawaale Stadium ayaa ka warbixiyay kulamdaas ay maalmahaan wadeen iyo qaabka shaqada loo bilaabayo.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply