DHAGAYSO :-Wasiirka Maaliyada oo ka hadlay habka Canshuurta looqaadayo

Muqdisho ( Radio Galkacyo ) :-Wasiirka wasaarada maaliyada soomaaliya mudane Cabdirixmaan  Ducaale Beyle ayaa waxa uu sheegey in dowladu  ay sameysey  qorshayaal  lagu ururinaya Canshuuurta dowalada.

wasiir ayaa sheegay in dowlada ay diyaar u tahay  in shacabka ay  ka qaadan  canshuurta ayagoo qanacsan  sidoo kalena  meelaha aya ku baxeyso inay ogaadaaan  shacabka .

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Shacabka Soomaaliyeed u iftiimiyay kheyraadka ku jira Soomaaliya, isagoona xusay in Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka Adduunka ugu kheyraadka badan.

Mudane Beyle ayaa sidoo kale waxauu fariin udiray  shacabka fariintaas oo ku’aadan in ay bixiyaan  canshuurta si  dadka iyo dalka waxa ugu qabtaan hormarna ay ugaarsiyaan.

Hoos ka Dhageyso

By Fartuun Ahmed

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply