Dhagayso:- Madaxweynaha Puntland oo fariin u diray shacabka gobolka Mudug

Madaxweynaha dowlada Puntland  Cabdiwali Maxmed  Cali Gaas ayaa fariin  udiray  shacabka gobolka Mudug taas oo ku’aadan dagaalada ka soo cusboonaadey gobolka Mudug.

Madaxwayne Gaas ayaa sidoo kale  shacabka gobolka Mudug u sheegay in looga baahan yahay sidii loo jooin lahaa dagaaladaas iyadoona haatan lagu gudo jiro Bisha barakeysan ee Ramadaan isla markaana laga doonayo in lagu dadaalo cibaadada la’iskana daayo shidada iyo dagaalka.

Madaxweynaha Puntland ayaa ugu danbeyn Laamaha amaanka Puntland ka codsaday in ay xoojiyaan sugida amniga inta lagu gudo jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

 Dhageyso

 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply