Dhagayso:-Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ka warbixiyay Socdaalkii uu ku soo maray Waqooyiga Yurub 

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo hada ku sugan Dalka Kenya ayaa waxa uu ka warbixiyay Safaradii uu ku soo marya qaybo kamid ah waqooyiga Yurub.

Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu sheegay in Safarkiisa uu ku wajahnaa Xogwaraysi ku aadan Qurba Joogta iyo  Xaaladahooda .

Sidookale Madaxweynaha Puntland ayaa waxa uu sheegay  in Qurba joogta Puntland  Xogbadan ay ka siiyeen isbadalada Hormarineed ee ka socda Puntland iyo Soomaaliya.

Hoos Ka Dhagayso

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply