Dhagayso:- Barnaamijka Kulanka Jimcaha oo looga hadlay Nabad Galyada gobolka Mudug

Gaalkacyo ( Radio Gaalkacyo ):-Kulanti wacan dhamaantiin dhagaystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka kulanka Jimcaha Waxaana uga hadlaynaa nabad galyada gobolka Mudug gaar ahaana magaalada Gaalkacyo oo duleedkeeda ay dhawanaanahan ka taagnaayeen colaad reer miyi u dhaxaysa.

Wariye C/khayr Maxamed Jamac ayaa soo jeedinaya Barnaamijka

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply