Puntland oo ka jawaabtay eedeen uga timid dowladda Federaalka Soomaaliya

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Puntland ayaa ka jawaabtay Hadal  dhawaan ka soo yeeray   Wasaada Kullumeysiga dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku aadanaa in  Puntland ay joojisay  shir ka dhici lahaa Jaziirada Seychelles kaas oo looga hadli lahaa arimaha Burcadbadeda Soomaaliya

Hoos ka Akhriso

 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply