Dhagayso:-Xagee marayaan Xoolihii dagaalada gobolka Mudug ka bilowdeen.

Gaalkacyo ( Radio Gaalkacyo ):-Iyadoo mudooyinkii danbe ay colaado kasoo cusboonaadeen gobolka Mudug ayaa waxgaradka labada dhan waxay wadeen dadaalo lagu hakinayo colaadaasi.

Nabadoon Raage Maxamuud Gaani oo kamid ah waxgaradka Puntland ee ku hawlanaa colaadaasi ayaa wuxuu sheegay inay meel wanaangsan wax u marayaan waxgaradka.

Nabdoon Raage oo lahadlay Radio Gaalkacyo ayaa wuxuu xusay inay wadaan dib u heshiisinta dadkan reer guuraaga ah iyo sidoo kale ay hayaan xoolo horay loogu kala dhacay.

Hoos ka dhagayso Waraysiga

 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply