Dhagayso:-Tababar logu baranayay Xoojinta Nabada iyo is dhagalka Bulshada oo lagu qabtay Magaalada Garowe

 25  May 2017{ Radio Gaalkacyo:-  Kulan looga hadlayay  Nabada iyo is dhaxgalka Bulshada ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Garowe ee Caasimada Dowlada Puntland  waxaana ka qaybgalay  odayshaada dhaqanka waxagardka  dhaliyarada Haweenka iyo Maamulka Gobalka Nugaal

Muhiimada Kulan ayaa waxa uu ahaa sidii dhaliyarada loo fahansiin lahaa qiimaha Nabada iyo is dhagalka Bulshada  .

Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Nugaal odayaasha dhaqanka dhalinyarada iyo Haweenkii ka qayb galay kulan looga hadlayay Xoojinta Nabada iyo isdhaxgalka Bulshada ee ka dhacay Magaalada Garowe ayaa waxa ay  dhamaantood     isku raaceen in laga wada shaqeeyo  xoojinta  Amaanka  oo ah kan kaliya ee  furaha  u ah Nolasha Bulshada kunool dhamaan Gobalada Puntland.

Hoo ka Dhagayso Codka 

 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply