Dhagayso :- In ka Badan 60  Caruur ah oo  Xanuunka Jadeecada   loo seexiyay  Ispitalka Guud ee Gobalka mudug  

25  May 2017 ( Radio Gaalkacyo:-     Ina kabadan 140 Caruur ah ayaa waxa ay Xanuunka  Jadeecada iyo Nafaqodari  loo seexiyay  Ispitalka Guud ee Gobalka mudug

Agaasimaha ispitalka guud  ee gobalka Mudug Maxamed Xuseen Aadan oo u waramay Radio Gaalkacayo ayaa waxa uu sheegay in 87 Caruur Ispitalka  loo xeexiyay Nafaqodari halka 60 kalana  ay la jiifaan Xanuunka Jadeecada. .

Dr Maxamed Xuseen  ayaa waxa uu sheegay qaybta Nafaqeenta Caruurta ispitalka guud ee Gobalka mudug  in  ay la wareegtay Hay’adda MSF Baahiyo Badan oo kajirayna  hada ay wax wayn iska Badaleen sida uu sheegay Agaasimaha ispitalka guud  ee gobalka Mudug.

Hoos ka Dhagayso Codka

 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply