Dhagayso:- Barnaamijka Faaqidaada Radio Gaalkacyo.

Gaalkacyo ( Radio Gaalkacyo ):-Kulanti wacan oo wanaagsan Dhageystayaal kusoo dhowaada Barnaamijka Faaqidaada Radio Gaalkacyo Puntland Soomaaliya. Waa maalinimo Khamiis ah Taariikhduna waa  25-May-2017, Barnaamijka Faaqidaada Radio Gaalkacyo  waxaa inoo soo jeedinaya Wariye C/khayr Maxamed Jaamac .

Hoos ka Dhagayso Barnaamijka Faaqidaada Radio Gaalkacyo.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply