Faah faahino laxiriira Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax Gaari ayaa ka dhacay meel u dhow Dekadda Magaalada Muqdisho ee degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho.

4-Qof ayaa ku dhimatay 10-kalana way ku dhaawacmeen Qaraxa ka dhacay Muqdisho,Sidda uu SONNA u xaqiijiyay Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir Axmed Xasan Maalin.

Masuuliyiinta Hay’adaha Ammaanka ayaa sidoo kale waxay sheegeen inay haatan Wadaan Baaritaano laxiriira qaraxa iyo meesha laga soo abaabulay.

Wixii warar ee kusoo kordha khasaaraha qaraxa kala soco wararkeena danbe.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply