Dhagayso:-Magaalada Garowe Duleedkeeda oo shil gaari uu ka dhacay sababayna dhimasho iyo dhawac.

Garowe ( Radio Gaalkacyo ):-Labo gaari oo siyaabo kaladuwan shilkoodu uga dhacay duleedka magaalada Garowe ayaa sababay dhimashada 5 Qof iyo dhawaca 22 qof kale.

Taliyaha ilaalada Wadooyinka Puntland oo lahadlay Radio Gaalkacyo ayaa wuxuu sheegay inay muddooyinkii danbe ay soo abateen shilalka gadiidka ayna shir arintaasi looga hadlayo dhawaan isugu keenayaan darawalada gadiidka iyo shirkadaha kaladuwan.

Shilalkan oo ka dhacay magaalooyinka Garowe iyo Xaaji Khayr oo dhamaan ka tirsan gobolka Nugaal Kornayl Axmed Cabdi Cali taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka Puntland.

Hoos ka dhagayso Codka

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply