DHAGAYSO:-Dowlada Japan oo qalab Booliis ah ugu deeqday ciidamada Booliiska Soomaaliya.

Qalab Booliis ayaa waxaa lagu wareejiyay Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaiya iyo wasiirka kuxigeenka Amniga iyadoona uu ay qalabkaan ciidamada Soomaaliya ugu deeqday dowlada Japan.

Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaliya General C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa mahadcelin balaaran ujeediyay dowlada Japan isagoona ku amaanay sida ay marwalba ugarab taganyihiin shacabka Soomaliyeed gaar ahaan laamaha amaanka.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply