Dhagayso:-Maamulka degmada Afgooye oo Digniin kasoo saaray Canshuurta Sharcidarada ah ee shacabka laga qaado.

Gaalkacyo ( Radio Gaalkacyo ):-Lacagaha canshuuraha ee laga qaado degmada Afgooye ayaa maamulka degmadaasi wuxuu sheegay inaysan soo galin gacanta dawlada iyo xafiisyadeeda.

Qaar kamid ah shacabka degmadaasi ayaa sheegay inay lacagaha ka qaadaan ciidamo ku labisan dharka tuutaha kaas ay sheegeen inay isaga dhigaan ciidamadii dawlada hoose ee degmadaasi sida uu warbixinta inoogu diyaariyey Axmed Aadan Sabriye Wariyaheena degmada Afgooye.

Hoos ka dhagayso Warbixinta

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply