Dhagayso:- Warka Duhurnimo Radio Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Radio Gaalkacyo ):-Dhagaystayaal kusoo dhawaada Warka Duhurnimo ee Radio Gaalkacyo Puntland Soomaaliya oo xiligan oo kale aad maqashaan.

Waa maalin Talaado ah warka Waxaa idinla socodsiinaya Wariye Fartuun Axmed Cali.

Hoos ka dhagayso Codka.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply