Dhagayso :-Maxkamada Darajada Kowaad ee  Gobalka Kar-kaar oo Riday Xukuno kala duwan

Maxkmada Darajada Kowaad ee Gobalka Kar-kaar oo Xukuno  kala duwan ku riday 4 nin oo weerar toos ah dhawaan ku qaaday Agaasimaha ku xigeenka Madaxtooyada Magaalada Qardho.

Hoos ka Dhagayso Warbixin Wariyaha Radio Galkacayo  Xabiibo Ladan

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply