Dhagayso:- Wasiirada Haweenka Puntland  oo Burtinle ku qabatay Kulan looga hadlay  joojinta  tacadiga Dumarka 

Gaalkacyo ( Radio Gaalkacyo ):-  Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qayska ayaa waxa ay magaalada Burtinle ee Gobalka Nugaal ku qabtay kulan looga hadlayay sidii loo joojin lahaa tacadiga loo geesanayo Dumar Xili Degmada Burtinle dhawaan lagu Kufsaday Gabar yar oo 13 jir ah

Hoos ka Dhagayso Warbixin Mowliid Maxamed Kooshin 

 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply