Dhagayso :-Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Degmada Afgooye 

Gaalkacyo ( Radio Gaalkacyo ):-   Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu gaaray Degmada Afgooye ee Gobalka shabeelaha hoose waxaan halkaasi ku soo dhaweeyay  Masuuliyiin katirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Hoos ka Dhagayso

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply