Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Ladagaalanka AIDS Puntland

Digreeto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland kuna saabsan Magcaabis Agaasimaha Guud ee Hay’adda Ladagaalanka AIDS Puntland (PAC).

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray digreeto xeer Madaxweyne Lr.49, kuna saabsan magcaabis Agaasimaha Guud ee Hay’adda Ladagaalanka AIDS Puntland (PAC).

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu tixgeliyey. Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqo

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Cabdiqaadir Maxamed Axmed loo magcaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda
Ladagaalanka AIDS Puntland (PAC).

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay
Madaxweynuhu.

–DHAMMAAD—
XAFIISKA, WAR-FAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply