DHAGEYSO:- Wasaarada Haweenka Puntland oo dabagal kuhaysa Kufsi ka dhacay Burtinle

Wasiirka wasaarada Haweenka dowlada Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin oo ku sugan degmada Burtinle ayaa halkaas u joogta mudooyinkii danbe arin laxiriirta Kufsi loogeystay  gabar 13sano jir ah ayna kufsigaas u geysteen 4nin.

Kiiska kufsiga gabadhaan yar ayaa ahaa kiis aano ah oo la xariiray gabar kale oo kufsi loogu gaystay buurtinle mar sii horaysay kadibna xaal mastuur lagu dhameeyey arinteeda.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply