Dhageyso Barnaamijka Xulashada Dhacdooyinka 06, May, 2017

Gaalkacyo ( Radio Gaalkacyo ):-Kulanti xiisa badan Dhageystayaasheena sharafta lahow kusoo dhowaada Dhageysiga Barnaamijka Xulashada Dhacdooyinka ee Radio Gaalkacyo,  waa Sabti 06, May, 2017 Barnaamijka waxaa inoo daadihin doona Wariye Sayidcali Calinuur (Taatiko).

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply