Dhagayso:-Dowladaha Soomaaliya iyo itoobiya oo Gudi Farsamo u saaray Arimaha Wabiga shabeele

Gaalkacyo ( Radio Gaalkacyo ):-      Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad oo wabaahinta kula hadlay Magaalada ayaa waxa uu sheegay in dowlada Soomaaliya iyo Kenya Gudi farmo ay u saareen Arimaha Wabiga Shabeele oo in muda ah Biyihii uu keeni jiray ay Xanibtay Dowlada itoobiyah taas oo sababtay in wabiga uu ka biyo yareeyo degaanada uu ka maro Soomaaliya .
Sidoo kale Yuusuf Garaad Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa sheegay in R/Wasaaraha Itoobiya uu Balan qaaday waxa basharo Jamacadeed oo la cag la aan in uu siin doono 500 oo araday Soomaaliyeed ah.

.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply