Gudoomiye Cusub oo loo magacaabay Gobolka Baay

Baydhabo (Radio Gaalkacyo):- Gudoomiye cusub ayaa maanta loo magacaabay Gobolka Baay kadib markii Gudoomiyihii hore ee Gobolkaasi loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhiga Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Cali Wardheere Cabdiraxmaan inuu noqdo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Baay.

Hoos ka akhriso Wareegtada uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed ku magacaabay Gudoomiyaha Cusub.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply