Maalinta Xorriyada Saxaafadda oo maanta Dunida laga xusayo.

Sanad kasta maanta oo kale markay taariikhdu tahay 3-da May waxaa Dunida oo dhami laga xusaa maalinta caalamiga ah ee Xorriyada Saxaafadda.

Gobolada dalka Soomaaliya ayaa maanta oo kale waxay ururada saxaafadda Soomaalida iyo Wariyaasha madaxa banaan ay kusoo bandhigaan tacadiyada iyo dhibaatooyinka loo geysto wariyaasha.

Dalka Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka ugu liita dhanka Xorriyada hadalka, waxaana jira tacadiyo farabadan oo loo geysto Suxufiyiinta ka hawlgala gudaha dalka Soomaaliya.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply