Dowlad Goboleedka Jubbaland waxay soo dhawaynaysaa Doorashada Maanta ka dhacday Magaalada cadaado

Kismaayo, Jubbaland (3 May, 2017)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo kan bulshada Jubbaland wuxuu u hambalyaynayaa Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply