Dhagayso:- Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo ka hadlay Muhiimada Shirka London

Muqdisho (Radio Gaalkacyo):- Wasiirka Dastuurka Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa wuxuu ka hadlay muhiimada uu Soomaaliya u leeyahay shirka ka dhacay magaalada London ee dalka England.

Wasiirka ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay shirka London iyo qodobada looga hadli doono iyo sidoo kale wufuuda heer caalami iyo dawladaha shisheeye ee shirkaasi kasoo qeybgeli doona.

Mudane Xoosh Jibriil ayaa dhanka kale wuxuu ka hadlay arimaha Dawlad Goboleedyada dalka gaar ahaan arimaha dastuurka dawlad goboleedyada.

Wareysiga oo faah faahsan hoos ka dhageyso.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply