Daawo Sawirro Sida Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Adis Ababa

Adis Ababa (Radio Gaalkacyo):- Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray caasimada dalka Ethiopia ee Adis Ababa halkaasi oo Madaxweynaha iyo wafdigiisa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay.

Raysalwasaaraha Ethiopia iyo Madaxweynaha Dawlad Deegaanka ayaa Madaxweyne Farmaajo kusoo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Bole ee caasimada dalka Ethiopia ee Adis Ababa.

Madaxweyne Farmaajo aya soo dhoweyn kadib kulan la qaatay Raysalwasaaraha Ethiopia iyagoona ka wada hadlay arimo ammaanka iyo xiriirka labada wadan khuseeya.

DAAWO SAWIRADA.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply