Madaxweyne Farmaajo oo warqadihiisa aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Ethiopia ee Soomaaliya (SAWIRRO)

Madaxweyaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi  Maxamed (Farmaajo) ayaa warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya ay usoo magacaabatay dalka Soomaaliya.

Safiirkan cusub ee Dawladda Ethiopia usoo magacaabay Soomaaliya ayaa lagu magacaabaa Jamaaludiin Mustafe Cumar.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safiirka cusub kusoo dhoweeyay Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya kana guddoomay warqadii aqoonsiga Danjirenimo.

SAWIRRO.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply